Site icon Radio Daljir

Barnaamijka Muuqaalka Bulshada, Xaalada Naafada Puntland (daawo)

Muuqaalka Bulshada waa barnaamij maalinle ah oo aan ku falaanqeyno hadba mowduuca maalinkaas taagan. Waxa aan bulshada ka dhegaysanaa dhibka haysta, hammigooda dad iyo dal, kooda ammaan iyo doorka dowladeed ee bulshadu ka sugayso in ay dowladdu la shir timaado.

Ka qaybqaado Muuqaalka Bulshada oo nala qaybso dhaliil iyo waana wixii aad bulshadaada iyo dowladaadaba u hayso.

Maanta barnaamijka waxa uu ku saabsan yahay xaalada Naafada Puntland, iyadoo shalay ay ku beegneed malainta Naafada caalamnak.

Hadaba Naafada Puntland  ma ka heleen dowladda daryeelkii ay u baahnaayeen? Su’aalahaas iyo kuwo kale kaga bogo barnaamijka Muuqaalka Bulshada.

Saynab Cabdinuur ayaa Bosaaso ka soo jeedinaysa.

Exit mobile version