Barnaamijka Muuqaalka Bulshada, Xaalada Naafada Puntland (daawo)

HomeWararka

Barnaamijka Muuqaalka Bulshada, Xaalada Naafada Puntland (daawo)

Muuqaalka Bulshada waa barnaamij maalinle ah oo aan ku falaanqeyno hadba mowduuca maalinkaas taagan. Waxa aan bulshada ka dhegaysanaa dhibka haysta, h

Madaxweynaha Galmudug oo ka qayb Galay Munaasabad lagu daahfurayeey Axdi Qarameedka Haweenka Soomaaliyeed gaar ahaan ku DGM.
Xildhibaannada labada Aqal oo Maanta billaabaya ka doodista waxka bedelka Dastuurka
Ciidamada Xasilinta Muqdisho oo 2 dhalinyaro toogtay

Muuqaalka Bulshada waa barnaamij maalinle ah oo aan ku falaanqeyno hadba mowduuca maalinkaas taagan. Waxa aan bulshada ka dhegaysanaa dhibka haysta, hammigooda dad iyo dal, kooda ammaan iyo doorka dowladeed ee bulshadu ka sugayso in ay dowladdu la shir timaado.

Ka qaybqaado Muuqaalka Bulshada oo nala qaybso dhaliil iyo waana wixii aad bulshadaada iyo dowladaadaba u hayso.

Maanta barnaamijka waxa uu ku saabsan yahay xaalada Naafada Puntland, iyadoo shalay ay ku beegneed malainta Naafada caalamnak.

Hadaba Naafada Puntland  ma ka heleen dowladda daryeelkii ay u baahnaayeen? Su’aalahaas iyo kuwo kale kaga bogo barnaamijka Muuqaalka Bulshada.

Saynab Cabdinuur ayaa Bosaaso ka soo jeedinaysa.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • NuurkaNederland 4 years ago

    NAAFADA SOMALIYA WAA DAD LABA JEER DHIBAN!!.
    WAA DAD KU DHEX INDHA BEELAY DAD INDHA LA’,.
    ALMACNAWIYAN INDHA LA’AANTU WAA DHIB LKN WAXA KA SII DHIBB BADAN MARKAAD DAD WADA INDHA LA’KUDHEX INDHO BEESHO!!!.
    CURYAANIMADUNA WAA DHIBB LKN WAXAA KASII DHIBB BADAN MARKAAD UMAADD WADA CURYAANA KU DHEX CURYAANTO!!!.
    AM I SORRY!!? yes I AM SORRY!!!!.

    ISKA JIR:
    ISIS=ISRAEL SECRET INTELLIGENCE SERVICE.
    ALSHABAB+MI6+CIA+UNSOM+AMISOM+NISA=ONE.
    I SAID:YERRORIST isn’t MUSLIMS.IWEYDII ANIGA.
    ARGAGAXISO OO DHAN WAXAY HOOS TAGTAA WASHINGTON DC & TEL AVIV.
    IS NOT MUSLIMS… 

DISQUS: