Barnaamijka Muuqaalka Bulshada, Soomaalida iyo fahanka qaldan oo ay ka haystaan marka ay dibad baxa dhigayaan

Barnaamijka Muuqaalka Bulshada, Soomaalida iyo fahanka qaldan oo ay ka haystaan marka ay dibad baxa dhigayaan

Muuqaalka Bulshada waa barnaamij maalinle ah oo aan ku falaanqeyno hadba mowduuca maalinkaas taagan. Waxa aan bulshada ka dhegaysanaa dhibka haysta, hammigooda dad iyo dal, kooda ammaan iyo doorka dowladeed ee bulshadu ka sugayso in ay dowladdu la shir timaado.

Ka qaybqaado Muuqaalka Bulshada oo nala qaybso dhaliil iyo waana wixii aad bulshadaada iyo dowladaadaba u hayso.

Maanta barnaamijka waxaan  ku falanqayn doonnaa sababaha keena in Soomaalidu marka ay dibad baxa dhigayaan ay u bur buriyaan goobaha danta guud sida Waddooyinka, goobaha Ganacsiga iyo Gaadiidka dadweynaha .

Barnaamijka waxaa Istudiyaha Radio Daljir ee magaalada Bosaaso ka soo jeedinaysao wariye Iqro Aragsan,waxaan soo saaray waiyre Xasan Heykal .

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com