Barnaamijka Muuqaalka Bulshada, Muxuu ka dhigan yahay aqoonsiga Baasaboorka Soomaaliya?

Barnaamijka Muuqaalka Bulshada, Muxuu ka dhigan yahay  aqoonsiga Baasaboorka Soomaaliya?

Muuqaalka Bulshada waa barnaamij maalinle ah oo aan ku falaanqeyno hadba mowduuca maalinkaas taagan. Waxa aan bulshada ka dhegaysanaa dhibka haysta, hammigooda dad iyo dal, kooda ammaan iyo doorka dowladeed ee bulshadu ka sugayso in ay dowladdu la shir timaado.

Ka qaybqaado Muuqaalka Bulshada oo nala qaybso dhaliil iyo waana wixii aad bulshadaada iyo dowladaadaba u hayso.

Maanta barnaamijka waxaan ku falanqayn doonnaa ahmiyada uu Soomaaliya ugu fadhiyo aqoonsiga Baasaboorkeeda iyo faaiidada ugu jirta dadka Soomalaiyeed ee kunool dallka dibadiisa?

Waxaa soo jeedinaysao wariye Faadumo Deggan Daahir.

Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com