Barnaamijka Muuqaalka Bulshada, Khilaafka dowladda iyo Ahlusunna oo markale soo laabtay (dhegayso)

Barnaamijka Muuqaalka Bulshada, Khilaafka dowladda iyo Ahlusunna oo markale soo laabtay (dhegayso)

Muuqaalka Bulshada waa barnaamij maalinle ah oo aan ku falaanqeyno hadba mowduuca maalinkaas taagan. Waxa aan bulshada ka dhegaysanaa dhibka haysta, hammigooda dad iyo dal, kooda ammaan iyo doorka dowladeed ee bulshadu ka sugayso in ay dowladdu la shir timaado.

Ka qaybqaado Muuqaalka Bulshada oo nala qaybso dhaliil iyo waana wixii aad bulshadaada iyo dowladaadaba u hayso.

Maanta barnaamjka waxa uu ku saabsan yahay Ahlusunna Waljameeca shalay waxa ay ka soo hor jeesteen Sharuudihii ay soo saareen guddiga doorashada Galmudug, iyadoo dhanka kale xalay ay ciidamada dowladda Soomaaliya ay joojiyay Munaasabad ay qabsan lahaayeen Ahlusuna.

Hadaba arintan maxay udhimi katraa heshiiskii dowladda iyo Ahlusuna iyo doorashadii Galmjudug? Waa Mowduuca Muuqaalka Bulshada.

Faadumo Deggan Daahir ayaa soo jeedinaysa.

Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com