Barnaamijka Muuqaalka Bulshada: Ganacsiga Forex, faa’iidooyinka online iyo khasaarihiisa (dhegayso)

Barnaamijka Muuqaalka Bulshada: Ganacsiga Forex, faa’iidooyinka online iyo khasaarihiisa (dhegayso)

Muuqaalka Bulshada waa barnaamij maalinle ah oo aan ku falaanqeyno hadba mowduuca maalinkaas taagan. Waxa aan bulshada ka dhegaysanaa dhibka haysta, hammigooda dad iyo dal, kooda ammaan iyo doorka dowladeed ee bulshadu ka sugayso in ay dowladdu la shir timaado.

Ka qaybqaado Muuqaalka Bulshada oo nala qaybso dhaliil iyo waana wixii aad bulshadaada iyo dowladaadaba u hayso.

Maanta barnaamijka waxa aan ku falaanqayn doonnaa Ganacsiga Forex, faa’iidooyinka online iyo khasaare,waxaan marti ku ah barnaamijka Sharmaarke Cabdulaahi Cali oo ah master degree dhanka ganacsiga ee Anatoli University Turkey iyo madaxa shirkadda latalinta ganacsiga ee Capital Carw.

Barnaamijka Muuqaalka Bulshada waxaa istuudiyaha Daljir ee magaalada Bosaaso  ka soo jeedinaya wariye Maxamuud Cabdi Ibraahin .

#Muuqaalka_Bulshada : Ganacsiga Forex, faa'iidooyinka online iyo khasaare.Waxaa marti ku ah Sharmaarke Cabdulaahi Cali oo ah master degree dhanka ganacaiga ee Anatoli University Turkey. Iyo madaxa shirkadda la talinta ganacsiga ee Capital Carw.

Posted by Radio Daljir on Wednesday, February 13, 2019

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com