Barnaamijka Muuqaalka Bulshada (dhegayso)

Barnaamijka Muuqaalka Bulshada (dhegayso)

Muuqaalka Bulshada waa taxane maalinle ah oo aan khadka u furno bulshada Soomaaliyeed ayaga oo fikirkooda ka dhiibta hadba marxaladda taagan, mid siyaasadeed, diined iyo mid dhaqaaleba.

Barnaamijku waxa uu maanta idin kaga imaanayaa Daljir Bossaso, waxaana daadihinaya Xasan Heykal.

Hoos ka dhegayso.

 

Radio Daljir Youtube hoos ka dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • NuurkaNederland 6 years ago

    DAL JIR WEYDII DADKA OO DHEH:-
    MAXAA KA TAQAANAN ISIS?.
    DABADEEDNA U SHARAX OO DHEH WAA
    I=ISRAEL
    S=SECRET
    I=INTELLIGENCE
    S=SERVICE.
    MUSLINA MA AHA EE WAA KOOXO LOO SAMAYSTAY CEEBAYNTA DIINTA ISLAAMKA & IN LAGU BURBURIYO DUNIDA ISLAAMKA.
    CIA,MI6,MOSSAD ARE ISIS.
    INTAAS HADAYNU ISLA FAHANO WAXAA LA WAAYI DOONAA WIIL DANBE OO ISKU KEEN DHEX QARXIYA.
    M A H A D S A N I D I N.

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com