Barnaamijka Muuqaalka Bulshada: Aragtida dadweynaha iyo wasiirada cusub ee Puntland (dhegayso)

Barnaamijka Muuqaalka Bulshada: Aragtida dadweynaha iyo wasiirada cusub ee Puntland (dhegayso)

Muuqaalka Bulshada waa barnaamij maalinle ah oo aan ku falaanqeyno hadba mowduuca maalinkaas taagan. Waxa aan bulshada ka dhegaysanaa dhibka haysta, hammigooda dad iyo dal, kooda ammaan iyo doorka dowladeed ee bulshadu ka sugayso in ay dowladdu la shir timaado.

Ka qaybqaado Muuqaalka Bulshada oo nala qaybso dhaliil iyo waana wixii aad bulshadaada iyo dowladaadaba u hayso.

Maanta barnaamijka waxa aan ku falaanqayn doonnaa wasiirada cusub ee uu soo magacaabay madaxweyne Deni iyo aragtida dadweynaha .

Barnaamijka Muuqaalka Bulshada waxaa istuudiyaha Daljir ee magaalada Garoowe ka soo jeedinaya wariye Xasan Heykal.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0