Site icon Radio Daljir

Barnaamijka Muuqaalka Bulshada, amnidarrada Bossaso iyo dayaca ciidamada ammaanka ee dilkii Paul Farmosa (dhegayso)

Muuqaalka Bulshada waa barnaamij maalinle ah oo aan ku falaanqeyno hadba mowduuca maalinkaas taagan. Waxa aan bulshada ka dhegaysanaa dhibka haysta, hammigooda dad iyo dal, kooda ammaan iyo doorka dowladeed ee bulshadu ka sugayso in ay dowladdu la shir timaado.

Ka qaybqaado Muuqaalka Bulshada oo nala qaybso dhaliil iyo waana wixii aad bulshadaada iyo dowladaadaba u hayso.

Maanta barnaamijka waxa aan ku falaanqayn doonnaa ammaandarrada Bossaso iyo dilkii Paul Formosa, Mareeyihii shirkadda PO & Ports ee Dekedda Bossaso. Su’aalaha la isweydiin doono waxaa kamid ah:

Kaga bogo barnaamijka Muuqaalka Bulshada ee maanta oo hoos ka dhegayso.

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5c59d49e020100d10eec0806/Muuqaalka-Bulshada-5+Feb+201922.mp3?_=1

 

Exit mobile version