BARNAAMIJKA MILICSIGA AFKA HOOYO | BARO OO I BAR (daawo)

BARNAAMIJKA MILICSIGA AFKA HOOYO | BARO OO I BAR (daawo)

ARNAAMIJKA MILICSIGA AFKA HOOYO | BARO OO I BAR | Daadihiye Weriye Ficil Burkuud Dhiidhi.
> Haddaba aan wax kala barano oo aan biloowno:
1 Kalax af soomali ahaan maxa la dhahaa?
2 Geela galabtii qorraxadu maxay ku samaysaa?
3 Dhiidhi af Soomali maxa la dhahaa?
4 Neefka idaha ee rafaha madow maxa la dhahaa?
5 Cuntada milix kasta oo lagu daro aan ka dhandhamayn ayana?
6 Xayawaanka keliya ee jirjirka u jiifsada?
7 Shanta waxa ee geelu xoolaha kale kaga fiicanyahay?
8 Lixda cad ee geela ku yaal ee aan dad iyo dugaag toona cunin?
9 Xerada waxaraha yaryar lagu hoyo maxa la dhahaa?
10 Caynka iyo bayda maxa loo kala isticmaalaa?
11 Geela iyo Lo’da iyo Fardaha iyo Adhiga markay gaadhan 100 maxa la dhahaa tirada mid kasta ?

Daawo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com