Barnaamijka Maanhadal ee Radio Daljir oo looga hadlayo Hiigsiga 2016 Iyo Khilaafka siyaasadeed ee u dhaxeeya DF Iyo Maamullada dalka.

Barnaamijka Maanhadal ee idaacadda Daljir waxaa todobaadkaan looga hadlayaa Hiigsiga 2016 iyo Caqabada Siyaasadeed ee u dhaxeeya DF iyo maamullada dalka Soomaaliya ka jira. Waxaana barnaamijka Maanhadal ka qayb-galaya 3 siyaasi oo magac ku leh Bulshada Soomaalida dhexdeeda, kuwaasi oo kale ah.

 

Siyaasi Dr C/wali Maxamuud Guray oo ku sugan UK

Siyaasi C/raxmaan Sh. C/llaahi (Gablax) oo ku sugan Canada

Siyaasi Cabdi-daahir Maxamed Yuusuf (Yeey)

 

Hoos ka dhagayso Barnaamijkii oo dhammaystiran.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com