Barnaamijka ka hortaga Burcad-Badeedda , Nov 9-2012_Maxamed Cabdilaahi Cali (Kooshin)_Daljir Garoowe

Dapp, Nov 9-2012, Barnaamijka Ka hortaga Burcad-Badeedda oo ah todobaadle Jimce walba aad ka dhegaysataan Radio Daljir todobaadkan waxaa marti ku ah Maxamed Aadan Tiiceay Hogaamiyaha maamulka Ximan & Xeeb ee ka arimiya degmada Cadaado iyo deegaano hoostaga (Dhegayso)

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0