Site icon Radio Daljir

Barnaamijka Ilaalinta & Barashada Xaquuqda Aaadanaha | Taxanihii 5aad (daawo)

Kusoo dhawaada daawadayaal iyo dhegaystayaal barnaaj gaar ah oo aan uga hadlayno xaquuqda Aaadanaha ilalainta , Xuquuqda aasaasiga ah ee shaqsiga, isla xisaabtan dadweyne & masuuliyad shaqsi waa midda lagu gaari karo xuquuq bini’aadanimo oo lama taabtaan ah |
Taxanaha 5aad ee barnaamja waxa uu kusaabsan yahay kulan ku saabsan kor uqaadista Xuquuqda aadanaha iyo wacyigalinta Covid-19 oo lagu qabtay Garoowe.

Barnaamijka waxaa soo jeedinaya wariye Xasan Heykal

Exit mobile version