Site icon Radio Daljir

Barnaamijka Ilaalinta & Barashada Xaquuqda Aaadanaha | Taxanihii 4aad (daawo)

Kusoo dhawaada daawadayaal iyo dhegaystayaal barnaaj gaar ah oo aan uga hadlayno xaquuqda Aaadanaha ilalainta , Xuquuqda aasaasiga ah ee shaqsiga, isla xisaabtan dadweyne & masuuliyad shaqsi waa midda lagu gaari karo xuquuq bini’aadanimo oo lama taabtaan ah |Taxanaha 4aad ee barnaamja waxa uu kusaabsan yahay, Maalinta caalamiga ah ee Xuquuqda aadanaha10 Dicember.

Barnaamijka waxaa soo jeedinaya wariye Xasan Heykal

Back to Home page