Site icon Radio Daljir

Daljir & BBCMA: Baraarugga Haweenka (Xaawo Axmed – dhegayso)

Barnaamijka Baraarugga Haweenka waa barnaamij aan ku gorfeyno xaaladda ganacsiga haweenka Soomaaliyeed iyo hormarka ay hiigsanayaan dhanka ganacsiga.

Soosaarista barnaamijka waxaa si wadajir isaga kaashaday Daljir iyo BBC Media Action, waxaana noo soojeedinaysa Xaawo Axmed Maxamed.

Hoos ka dhegayso

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5c94c79e0201004764137227/Baramijka+Baraaruga+Haweenka-Jimcaha+Sax.mp3?_=1
Exit mobile version