Barlamaanka Somaaliya oo Maanta Yeelanaya Kulan Muhiim ah

Barlamaanka Federaalka Somaaliya ayaa maanta yeelanaya kulan looga hadlayo arimo kala duwan oo muhiim ah ,oo ay kamid yihiin Sharciyeedyada Waxbarashada iyo Biyaha.

Mudanayaasha Barlamaanka ayaa lagu Wargaliyeey inay soo xaadiraan kalfadhiga maanta ,kaas oo arimo farabadan loga hadlayo.

Dhinaca kale Kulankii ugu dambeeyay ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Gudoomiyaha Golaha Shacabka waxa uu sheegay in arrinta ku saabsan dhiibistii Cabdi Kariim Muuse Qalbi Dhagax guddi loo saari doono kadib markii xildhibaano farabadn ay dood ka keeneen kuwaas oo ka soo tala bixiya kadibna Xildhibaanada ku soo celin doona balse taasi horay looga gudbay.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com