Barlamaanka Somaaliya oo Ansixiyeey Misaaniyada Sanadka 2018 (Sawiro)

HomeWararka

Barlamaanka Somaaliya oo Ansixiyeey Misaaniyada Sanadka 2018 (Sawiro)

Xildhibaannada Golaha shacabka Soomaaliya ayaa maanta meel mariyay Miisaaniyadda Dowladda ee 2018ka,taas oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Maaliyadda is

Puntland oo Hadaaftimo Saldhig Boolis Dhagax-dhigtay
Warka Maanta ee maalinka JIMCAHA iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (dhegayso)
Midowga Musharaxiinta oo saluugay habka uu Rooble u wado Doorashada dalka

Xildhibaannada Golaha shacabka Soomaaliya ayaa maanta meel mariyay Miisaaniyadda Dowladda ee 2018ka,taas oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Maaliyadda islamarkaana soo dhaaftay Golaha Wasiirrada Soomaaliya.

Kulanka Xarunta Golaha Shacabka oo ay soo xaadireen Xildhibaano gaaraya 164 Xildhibaan, ayaa lagu ansixiyay miisaaniyadda Dowladda.
Gudoomiye ku xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka C/wali Sheekh Axmed Muudeey oo Shir Gudoomiyay kulanka ayaa ku dhawaaqay natiijada codeynta.

164 Xildhibaan oo fadhiday madasha ayaa 162 ka mid ah u codeeyeen Miisaaniyadda inay ansax tahay, halka Xildhibaan uu diiday, mid kalena uu ka aamusay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: