Barlamaanka Puntland oo Su’aalo waydiyaay Madaxda Wasaarada Howlaha Guud (dhegayso/Sawiro)

Barlamaanka Puntland oo Su’aalo waydiyaay Madaxda Wasaarada Howlaha Guud (dhegayso/Sawiro)

Baarlamaanka Puntland ayaa maanta su,aalo weydiiyey Masuulyiinta Wasaaradda Hawlaha guu dee Puntland Hay.ada Wadooyinka Puntland ee P H A iyo Shirkada Isxilqaan ee dhiseysa wadada Xarfo ilaa jalam oo shaqdii Had ay u taagan tahay Arima la xiriiiq khilaaf ka dhex jira Hay.adii lacagta ay soo marinayeen deeq bixiyaashi bixin laha lacagta wada ku baxaysa .

Baarlamanaka ayaana dhawaan gudi ay u diray wadadaas waxaana gudigii ay warbxin siiyeen mudanayaasha baarlamaanka Puntland oo ugu danbeyntii iyana u yeeray masuulyiintaan.

Masuuliyiinta aan ku ku soo Xusnay ayaana Baarlaamnka siiyey warbxin ku aada sababaha mashruucaas Puntland Muhiimka ugu ah uu u Xaniman yahay weli oo lagu wday in mar horeba Xariga laga jaro .

Intaas ka dib ayaa su,aalo ay mudanayashu ay wydiiyeen masuulyiinta ka dib la fasaxay masuulyiintaas intaas ka dib ayaan mudanayaasha oo isku Haray ay Gudi u Xil saareen inay ka soo tale bixiyeen Tilaabooyinka lagudboon Barlamanka ee ka qaadan karo Arima badan oo isku Murugsan oo Golaha la Horkeenay

Wariye Cabdixakiin Xuseen Xasan ayaa Garoowe kaso diray diray

.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com