Bare ka tirsan Jaamacada Bada Cas oo diyaariyay shahaadada PhD  (dhegayso)+(Sawiro)

HomeWararka

Bare ka tirsan Jaamacada Bada Cas oo diyaariyay shahaadada PhD (dhegayso)+(Sawiro)

Jaamacada Badacas  oo kamid ah jaamacadaha ugu faca wayn Puntland  ayaa  magaalada Bosaaso waxa ay maanta ku qabatay  kulan  hambalyo iyo bogaadinba i

Dhibane imaan Cabdiraxmaan oo loo qaaday Cafimaad dibada ah (Sawiro)
Warka Kooban ee Xulashada Daljir (dhegayso)
Xaalad Go’doon ah oo ka jirta gobolka Guardafui (dhegayso)

Jaamacada Badacas  oo kamid ah jaamacadaha ugu faca wayn Puntland  ayaa  magaalada Bosaaso waxa ay maanta ku qabatay  kulan  hambalyo iyo bogaadinba isgu jiray oo loo sameeyay   Dr_Cali_Maxamed_Sh_Ismaaciil oo ku guulaystay Shahaadada PhD da.

Kulanka waxaa ka so qay bgalay maamulka Jaamacada Bada cas ,  bahda waxbarashada ee gobolk,  iyo mas,uuliyiin katirsan  maamulka gobolka iyo ganacsato . .

Warbixintan waxaa Bosaaso ku diyaariyay Wariye C/xakiin Cawil Maxamed.

Dhegayso.

Sawiro.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: