Barakacayaal dagan Garoowe oo iskuul loo dhisayo (dhegayso)

Barakacayaal dagan Garoowe oo iskuul loo dhisayo (dhegayso)

Barakacayaasha kunool kaamka Shabeele ee Magaalada Garoowe ,ayaa waxay ay Dawladda Puntland iyo shacabka ka dalbadeen in loo dhiso goob ay wax ku bartaa kaddib markii goobtii hore ay noqotay midaan wax lagu baran karin .

Axmed Sheekeeye ayaa warbixintaan ka diyaariyay .

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • NuurkaNederland 6 years ago

    NUURKA.
    POLITICAL ANALYST.
    DADKA NOLOSHAAS KU JIRA BAA KUWA ISUGU YEERA MAGACA BEESHA CAALAMKA TOBANKII SANO EE UGU DANBEEYEY WAXAY SHEEGAAN IN AY SIIYEEN KU QARASH GAREEYEEN $BILYANS! & $BILYANS!.
    MA U MUUQDAAN DHAQAALAHAAS LOO SHEEGANAYO KUWO AY KU BAXDAY?. MAYA 1% XITAA MASOO GAARIN.
    DABCAN GOOBTAAS AY DEGEN YIHIIN BOORAR (TABEELE) WAAWEYN BAA KU DHEGEN OO HAY’ADO KA TURJUMAYA!.WAXAAN DHIHI LAHAA HAL BOOR(TABEELE) OO HAY’ADI LEEDAHAY HA U OGOLAANINA. WHY? MAGACIINAY KU BARYO TAGAAN WAXA LAYDINKU SOO DHIIBANA WAY IDINKU DUL CUNAAN WAXAAD TIHIIN MASHRUU (PROJECT). LKN SOO DHAWEEYA KA WAX IDIN SIIYA EE JECEL INUU WAX IDIN TARO WAABA HADUU JIREE.
    SOMALIYA WAA MASHRUUC!. ”
    AM I SORRY? YES I AM SORRY.

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com