Baragkacayaasha Caabduwaaq oo loo sameeyey adeegyo caafimaad oo ay ku jirto daawo (Dhegeyso)

Caabudwaaq, September 25, 2013 – Adeegyo caafimaad ah oo isugu jira shaybaar iyo daawooyin oo la siiyey dadka ayaa maanta ka bilaabtay Kaamka Alla-Aamin ee degmada Caabduwaaq, halkaas oo hoy u ah boqolaal qoys oo ka tirsan baragkacayaasha degmada

Dadka baragkacayaasha ah ee loo sameeyey adeegyada shaybaarka iyo daaweynta ayaa ka koobnaa ilaa 50 ruux oo ka tirsan Alla-Aamin IDPS ee degmada Caabduwaaq, waxaana ka faa?iidaystay haweenka uurka leh iyo caruurta.

Ururka maxaliga ah ee Hope Women for Devolopmetn Org. iyo dhaqaatiirta MCH-ka Ubax degmada Caabduwaaq ayaa gaarsiiyey adeegyadan dadka danyarta ah ee Kaamka jooga, bulshada kaamka ayaa sheegay in ay baahi wayn oo dhanka caafimaadka ah ay qabaan.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

DHEGEYSO: Yuusuf Cabdi Shire oo daljir ka tirsan oo war-bixin ka diyaariyey qaybinta adeegyada.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com