Bannaanbax balaadhan oo maanta ka dhacay caasimada DDS ee Jigjiga

Shacabka Jigjiga oo kaashanaya ciidanka Liyuu Booliska Dowlad Deegaanka Soomaalida ayaa maanta bannaanbax balaadhan isugu soo baxay magaalada Jigjiga. Bannaanbaxa ayaa looga soo horjeedaa dagaalka ba’an ee ciidamada Canfarta oo kaashanya kuwa Amxaarada iyo Tigreegu ay ku hayaan shacabka Soomaalida, siiba kuwa gobolka Sitti. Shalay ayey talafishinada Amxaarada iyo kuwa Tigreegu baahiyeen warar Soomaalida ka … Continue reading Bannaanbax balaadhan oo maanta ka dhacay caasimada DDS ee Jigjiga