Bangiga Dhexe oo digniin culus ka soo saaray Adeegsiga Shirkadaha Forex (Daawo)

Bangiga Dhexe oo digniin culus ka soo saaray Adeegsiga Shirkadaha Forex (Daawo)

Qoraal ka soo baxay Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa loogaga digey shacabka Soomaaliyeed maalgashiga shirkadaha sarrifka onlineka ah ee loo yaqaan Forex.

Bankiga ayaa qoraalka ku sheegay in ay Bangiga dhexe uu rumeysan yahay in shirkadaha noocan ah uu khasaare u soo jiidi karo shacabka Soomaaliyeed.

“Ma jiro Shirkado fasax ka haysta bangiga dhexe ee dalka oo ka ganacsada sarifka suuqyada caalamiga ah ee Forex.”ayaa lagu yiri qoraalka.

Bangiga dhexe ayaa hore u soo saaray digniin ku aadan shirkadaha Forex ee haatan ku soo kordhaya dalka Soomaaliya.

Hoos ka daawo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com