Bangiga Amal oo Xarun Kale Ka Furay Magaalada Gaalkacyo (dhegayso)

Bangiga Amal oo Xarun Kale Ka Furay Magaalada Gaalkacyo (dhegayso)

Bangiga  Amal (AMAL Bank) ayaa xarun cusub ka furtay magalada Gaalkayo ee xarunta gobolka mudug. Xaruntaan cusub ayaa noqonsa faracii shanaad oo baanku ku yeesho magaalada Gaalkacyo.

Madaxa shaqada iyo shaqaalaha AMAL Bank, Gorod Faarax Xasan, iyo Duqa degmada Gaalkacyo, Maxamuud Yaasin Tumay, ayaa ka hadlay xarigjarka faraca cusub ee AMAL Bank.

Hoos ka dhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com