Site icon Radio Daljir

Bandhigga COVID-19 (Taxanaha 5aad)

Kulanti wacan dhegaystayaal, kuna soodhawaada barnaamijka Bandhigga COVID-19. Barnaamijka waxa aan diiradda ku saarayna halista cudurka COVID-19 iyo saamaynta uu ku yeeshay ganacsiga, cafimaadka iyo isu socodka bulshada.

Barnaamijka waxaa soojeedinaya Taxanihisa 5aad Wariye Maxamed Lakiman.

Bandhiga Covid – 19 6 July 2020 M Lakiman Gaalkcyo by Radio Daljir

Back to Home page