Bandhig Suganeed lagu qabtay Magaaladda Buhoodle (dhegayso)

Xalay Waxaa lagu qabtay Jaamacadda Bariga Africa Faraceeda Buhoodle Munaasabad si heersare ah loo soo agaasimay ,taas oo lagu soo bandhigayaay Bandhig suganeed ,iyado ay ka qayb galeen Masuuliyin jaamacada katirsan.

Warbixintan Waxaa Buhoodle kaso dirtay Wariye Asmo Maxamed Cabdi


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com