Banaanbax lagu Tageerayo shacabka Laascanood oo Qardho kadhacay (dhegayso)

Banaanbax lagu Tageerayo shacabka Laascanood oo Qardho kadhacay (dhegayso)

Magaaladda Qardho ee Xarunta Gobalka Karkaar waxaa maanta kadhacay banaanbax looga soo horjeedo dhibaatada iyo caburinta lagu hayo shacabka Magaaladda Laascanood ,taas oo maamulka Somaliland mar walba dhibaato xoogan ku hayso dadkaas.

Warbixin Waxaa Qardho kaso diray Maxamuud Fantastic

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com