Banaanbax kadhan ah Qarixii Zoobe oo Muqdisho kadhacaya Maanta

Banaanbax kadhan ah Qarixii Zoobe oo Muqdisho kadhacaya Maanta

Muqdisho qaar kamid ah shacabka Muqdisho ayaa qaban qaabinaya dibad bax kadhan ah qarixii shacabka badan ku dhinteen ee kadhacay isgooyska zoobe,banaanbaxan waxaa soo qaban qabiyeey shacabka waxaana looga hadlaya xasuuqi loo geeystay shacabka.

dhinaca kale ciidamadda Dowladda ayaa saaaka howlgalo xoogan kawadda Muqdisho degmooyinkeeda ,kaas oo lagu xaqiijinayo amaanka laguna baarayo guryaha.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com