Banaabax Ka Dhacay Boosaaso Xilli Madaxweyne Gaas Ku Wajahan Yahay (dhegayso)

Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa saaka waxaa ka dhacay dibad bax looga soo horjeedey ganacsatada suuqyada magaalada Boosaaso iyo dowladda oo diidey qaadashada qaar kamid ah lacagaha shilinka Soomaaliga.

DHEGAYSO


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com