Site icon Radio Daljir

Balliyo Xareedsaday iyo Dooxooyin Doogsan (sawiro)!

Inta badan gobolada Puntland waxaa si fiican ugu hooray roobkii gu’ga, buuxdhaafshayna balliyada iyo dooxooyinka dalka.

Masawirada hoose ee muujinaya doogga iyo bilicda deegaanada Puntland waxaa nala qaybsaday Xasan Heykal, xuquuqda masawiradana waxaa iska leh Guddoomiye/Samafale Tigey, Siciid Nadaara iyo Shareeco, ama hadba sida ay u kala xaq leeyihiin!

 

  

Arag Bogga 2aad — Page 2


          

Arag Bogga 3aad — Page 3


      

 

 

Exit mobile version