Bahda Cafimaadka Gaalkacyo oo ka hadlay Nadaafad daradda Kajirta suuqyadda Wax lagu iibiyo (Daawo)

HomeWararka

Bahda Cafimaadka Gaalkacyo oo ka hadlay Nadaafad daradda Kajirta suuqyadda Wax lagu iibiyo (Daawo)

Xili suuqyadda Wax lagu iibiyo siiba Suuqa Hilibka laga cabanayaay nadaafad darro baahsan oo kajirta ayaa arrintaas waxaa markii ugu horeysay bahda Ca

Mareykanka oo sheegay in Askari iyo xubno kale looga dilay weerarkii Saldhigga Lamu
“Shiikh Aduun waxa uu dhisaaya Madaxwaynihii dalkaan gaarsiin lahaa dumuqaardiyada
Guddoomiye kuxigeenka 2-aad ee Barlamaanka & Shirki isbadalka Cimilada

Xili suuqyadda Wax lagu iibiyo siiba Suuqa Hilibka laga cabanayaay nadaafad darro baahsan oo kajirta ayaa arrintaas waxaa markii ugu horeysay bahda Cafimaadka gobalka Mudug ,iyago ka hadlay Cuduradda kadhalan karra nadafad daraddda suqyadas kajirta.

Agaasimahha Cisbitaalka Gaalkacyo Dr Maxamed Xuseen oo Warbaahinta la hadlayaay ayaa sheegay in looga bahanyahay Ganacsatada Maheraddaha lagu cunteeyo iyo kuwa ka dhex shaqeeya Suuqa hilibka ay ku dadaalan Nadaafadda maaddama Cuduro ay kadhalan karran nadafad darrada baahday ee kajirta Suuqa Gaalkacyo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: