Site icon Radio Daljir

BADHAN: Ardeygii aan AFXIRKA Wadan ee Fasalka laga Celiyey Muxuu Yeelay?

Mid kamida Ardeyda dhigata iskoolada Badhan ayaa saaka laga celiyey fasalka, uuna soo qaato Afxir, xaaladda caabuqa Karoonaha oo mar labaad dib uga soo cusboonaday dalka awgiis.

Hadddaba sidee ardeygii fasalka laga celiyey uu xal ugu helay caqabadaas?

Ardeygii inta gadaal ka laabtay isaga oon wakhati iska lumin guriga oo fogna aadin ayuu mid kamida ah buugtiisi ka goostay waraaq, waxaana uu ka sameeyey AFXIR, sidaasna waxaa uu ku galay fasalkii oo uu xiisadihiisi ku soo qaatay maanta.

Diiwaanka Wararka

Radio Daljir

Exit mobile version