BADBAADO: Halista COVID ee Maanta & Feejignaanta Ardayda (Taxanaha 7aad | daawo)

BADBAADO: Halista COVID ee Maanta & Feejignaanta Ardayda (Taxanaha 7aad | daawo)

BARNAAMIJKA BADBAADO kala soco halista COVID ee maanta, tan imaan karta timaadada, walaaca dhakhaatiirta, dhibka dhibbanayaasha & Tirada kiisaskii ugu dambeeyay ee Puntland  iyo Soomaaliya oo dhan | Taxanaha 7aad ee todobaadkan waxa uu ku saabsanyahay feejignaanta ardeyda Dugsiyada Hoose, Dhexe & Sare ee Cudurka Covid-19 | Xasan Heykal ayaa soo jeedinaya.

Daawo.


#KAICIID
#Dialogue100
#IPDC
#منصة_الحوار
#مشاريع_حوارية

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com