Site icon Radio Daljir

BADBAADO: Halista COVID ee maanta & (Taxanaha 6aad (daawo)

BARNAAMIJKA BADBAADO kala soco halista COVID ee maanta, tan imaan karta timaadada, walaaca dhakhaatiirta, dhibka dhibbanayaasha &Tirada kiisaskii ugu dambeeyay ee Puntland dadka u dhintay bishii 9aad ee ina dhaaftay waxa ay gaartay (9) qof, halaka bishii ka horaysay ee 8aad ay u dhinteen 25 qof | Hadaba barnamajka BADBAADO todobaadkan waxaa marti ku ah Wasiirka Caafimaadka Puntland Dr.Jaamac Faarax Xasan, Waxaana barnaamijka soo jeedinaya wariye Xasan Heykal
Daawo.

Exit mobile version