BADBAADO: Badbaadi bulshadaada, naftaada, diintaada, dhaqankaaga & jirintaankaaga (daawo | Taxanaha 2aad)

BADBAADO: Badbaadi bulshadaada, naftaada, diintaada, dhaqankaaga & jirintaankaaga (daawo | Taxanaha 2aad)

Ma ku baraarugsan tahay Ciribta labaad ee COVID19 (The second wave of COVID 19)? Ma ogtahay inay dib u xirmi karaan goobaha waxbarashada, garoomada diyaaradaha & xataa in la mamnuuci karo isu imaatinada dadka ee goobaha lagu qaxweeyo, laga dukaamaysto ama cuntada laga cuno?

Ka qaybgal barnaamijka BADBAADO: Badbaadi bulshadaada, naftaada, diintaada, dhaqankaaga iyo jirintaankaaga oo ka xorow halista kugu xeeran | Qaybta hore ee barnaamijka todobaadkan waxaan uga hadlaynaa Puntland oo ay si xawli ah u kordhayso tirada dadka uu sooridanayo safmarka COVID-19, baraarug la’aanta shacabka iyo khatarta soo wajahan.

Ka badbaadi naftaada, ehelkaaga & bulshadaada halista Mowjada labaad ee COVID19 oo dunida oodhan laga cabsi qabo.

Qaybta labaad ee barnaamijkana waa saamaynta xun ee qaybaayaladu ku leedahay Soomaalida, hadaba ma ula dagaalami karnaa qabyaaladda si lamid ah sida adduunku ula dagaalamayo COVID-19?

Halkan kaga bogo, waxaan soo jeedinaya barnaajika wariye Xasan Heykal.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com