Site icon Radio Daljir

Badbaadinta doonida caarisay oo socota

Waxaa kasocda xeebta magaalada Bosaso ee xarunta gobolka Bari howlgal lagu badbaadinayo dooni ay saaranyihiin agab ka badan sagaal malyan oo doolar, waxaana la dhisay waddo jaay ah oo la saaray xeebta si loo gaaro doonida, kadib markii la saaray konteenaro iyo ciid badan si gaadiidka ay u dulmaraan.

Ganacsatada iyo bulshada qaybaheeda kalle duwan ayaa si mutadawac ah uga qaybqaadanay gurmadka doonida caarisay.

Exit mobile version