Badbaadinta doonida caarisay oo socota

HomeWararka

Badbaadinta doonida caarisay oo socota

Waxaa kasocda xeebta magaalada Bosaso ee xarunta gobolka Bari howlgal lagu badbaadinayo dooni ay saaranyihiin agab ka badan sagaal malyan oo doolar, w

Warka Fiidnimo, cXakiin Xuseen Xasan (dhegayso)
Warka Duhurnimo ee Daljir iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (dhegayso)
Ayax ku habsaday degaano ka tirsan gobolka Jubbada Hoose

Waxaa kasocda xeebta magaalada Bosaso ee xarunta gobolka Bari howlgal lagu badbaadinayo dooni ay saaranyihiin agab ka badan sagaal malyan oo doolar, waxaana la dhisay waddo jaay ah oo la saaray xeebta si loo gaaro doonida, kadib markii la saaray konteenaro iyo ciid badan si gaadiidka ay u dulmaraan.

Ganacsatada iyo bulshada qaybaheeda kalle duwan ayaa si mutadawac ah uga qaybqaadanay gurmadka doonida caarisay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: