Baarlamaanku ma yahay kii mowshinada u qaadi jiray helidda xilalka iyo dhaqaalaha mise si kalle (dhegayso)

Baarlamaanku ma yahay kii mowshinada u  qaadi jiray helidda xilalka iyo dhaqaalaha mise si kalle (dhegayso)

Golaha baarlamaanka ee Soomaaliya ayaa wada mowshino iska soo horjeeda oo ku wajahan guddoomiyaha baarlamaanka iyo madaxwaynaha dowladda faderaalka Soomaaliya.

Soomaaliya mowshino ayaa laga keeni jiray xukuumadihii soo maray burburka kadib, kuwaasi oo haddana aan wax isbadal ah aan ku imaan howlahooda.

Haddaba mowshinka maanta iyo casharadii shalay laga baran karo, hoos kadhegayso aqoonyahan Cali Cali Guleed oo arrimaha siyaasadda Soomaaliya si dhow ula socda, sidoo kallena horay uga soo mid noqday golaha deegaanka ee magaalada Arhus ee Danimark, wariye Maxamud Cabdi Ibrahim ayuu la hadlay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com