Baarlamaanka Soomaaliya oo u yeeray wasiirada Amniga iyo Duulista (daawo)

Baarlamaanka Soomaaliya oo u yeeray wasiirada Amniga iyo Duulista (daawo)

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed  Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa sheegay in 8-Bishan wasiiradda Amniga iyo Duulista Hawada ay  golaha hor yimaadaan  si su’aalo loo weydiiyo.

Daawo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • NuurkaNederland 4 years ago

    ISKA DHAGAYSO RUWAAYADAHA BAY KA DHIGAN TAHAY!!!
    KAN AAN ARKAA MA BARLAMAAN BAA?!!!!?!?!?!????.
    SHILINKA BAY BAARLAMAAN U YIHIIN DANTOODA & SHAQADOODANA WAA SHILINKA.
    LAYAABNA MA LAHOO QOF KASTOO SOMALI AH OO BARLAMANKA FADHIYAA KAASH BUU KU YIMI OO WUU GATAY KURSIGA CIDNA KUMA METELO,SHEEGASHADA AY NA SHEEGTAANA WAA BEENTOOD MANA NAGU MATALAAN!!!.
    MARKAA RUWAAYADAHA AY DHIGAYAAN WAA ISKA DHAGAYSO…
    NAC-NACDOOD & BAARASHADA AY BAARANAYAAN MIDKALOO WASIIR AH…
    ISKA JIR:
    ISIS=ISRAEL SECRET INTELLIGENCE SERVICE..
    ALSHABAB+CIA+MI6+UNSOM+AMISOM+NISA=ONE.

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com