Site icon Radio Daljir

Baarlamaanka Puntland oo deeq lacageed ku wareejiyay guddiga Waddada Ceeldaahir-Ceerigaabo (Sawirro)

Golaha Wakiilada Puntland ayaa guddiga dhismaha waddada Ceeldaahir-Ceerigaabo ku wareejiyay deeq lacageed oo dhan $20,910 dollar oo u dhiganta 299 Foosto oo daamur ah.

Sawirro.

Exit mobile version