Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo maanta dooranaya madaxwayne cusub (dhegayso)

Baarlamaanka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta dooranaya madaxwaynaha cusub ee maamulkaasi, iyadoona ammaanka si’aad ah loo adkeeyey.

Doorashadan ayaa waxaa ku loolamaya shan musharax, waxaana sidoo kalle xabsiga kujira musharax Mukhtaar Roobow oo sanad gudihiisa markii uu kasoo baxsaday Al-shabaab isku diyaariyay inuu qabto hogaanka ugu sareeya Koonfur Galbeed.

Xildhibaan Maxamed Macalin Aadan oo ka mid ah baarlamaanka Koonfur Galbeed ayaa u sheegay radio Daljir inay u arkaan doorashadan mid muhiim ah, waxaana uu xusay inay xildhibaanadu diyaar u yihiin inay soo doortaan qofka ay u arkaan inuu hogaamin karro Koonfur Galbeed.

Hoos kadhegayso.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com