Baarlamaanka Hir-shabeelle oo ka laabtay mowshin ka dhan ah madaxwaynaha

Baarlamaanka Hir-shabeelle oo ka laabtay mowshin ka dhan ah madaxwaynaha

Baarlamaanka maamul goboleedka Hir-Shabeelle ayaa ka laabtay mowshin ka dhan ahaa madaxwaynaha Hir-shabeelle, sida lagu sheegay kulan xalay kadhacay madaxtooyada maamulka.

Guddoomiyaha baarlamaanka ee Galmudug Sheekh Cismaan Barre Maxamed ayaa sheegay xildhibaanadu inay ka laabteen mowshinkii xilka looga qaadayay madaxwayanaha.

Ilaa konton xildhibaan ayaa horay u gudbiyay mowshin ka dhan ah madaxwaynaha Hir-shabeelle.

Guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug ayaa sheegay tilaabooyinka baarlamaanka ay qaadeen inay muujinayso inay diyaar u yihiin u shaqaynta bulshada.

Madaxwaynaha Hir-shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa dhankiisa sheegay inuu ku qancay go’aanka baarlamaanka oo uu ku tilmaamay mid canaan u ah shaqadiisa, haddana uu shaqadii uu waday sii dardar gelinayo.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • Nuurkanederland 6 years ago

    Kkkk.
    Waxoogay qarasha bay ka qaateen.
    Ahamkuna wuxuu ahaa Waaroow isfuro.
    Fiiro Gaara:-
    ISIS=Israeli Secret Intelligence Service.
    Isis leader Abubakr ex-Name (Elliote Shimon)He was Mossad Agent.
    Is not Muslims.sure.
    Isis they never attack Israeli!,why not?Isis made in Israeli.
    Israeli did 9/11 & inside job.

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com