Baarlamaanka Dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada Soomaaliya oo ka furmay Baydhabo (sawiro)

HomeWararka

Baarlamaanka Dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada Soomaaliya oo ka furmay Baydhabo (sawiro)

Guddoomiyaha baarlamaanka ee Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa maanta furay shir wadatashi ah oo ay yeelanayaan baarlamaanka dowladda dhe

Warka Arooryo iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bossaso (dhegayso)
Agaasimihii Hay’adda Sirdoonka Qaranka (NISA) oo iscasilay (akhriso)
Faah Faahin: Weerar lagu qaaday Xabsi ku yaala Gaalkacyo

Guddoomiyaha baarlamaanka ee Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa maanta furay shir wadatashi ah oo ay yeelanayaan baarlamaanka dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada.

Shirkan ayaa la sheegay inuu diiradda saarayo wada shaqaynta labada baarlamaan, guddoomiye yaasha baarlamaanka dowlad goboleedyada ayaana ka qaybgalaya shirka.

Wararka ayaa sheegaya shirka in gabagabadiisa laga soo saari doono warmurtiyeed kusaabsan waxyaabihii laga wada hadlay, iyadoo arimaha dastuurka dalka ay ka mid tahay waxyaabaha laga wada hadlayo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: