Site icon Radio Daljir

BAARDHEERE GEDO SOOMAALIYA: Sawirro hordhac u ah warbixinno soo wajahan

BAARDHEERE GEDO SOOMAALIYA: Sawirro hordhac u ah warbixinno soo wajahan | waxay ka mid tahay Degmooyinka dhisme iyo dhaqaale ahaanba ugu horraya gobolka Gedo, waa degmo Qadiimi ah, oo dhacda Webiga Jubba jiinkiisa, waxsoosaarkeeduna ku tiirsanyahay Beeraha iyo xoollaha | dhowaan waxaa halkaa gaarey Kooxda ka Socotada Daljir, Mohamad Hassan Dhalo & Abdinaasir Mansor, oo ku guda jira soo gudbinta sheekooyin wax ku ool ah.

Aanse ku weydiinee, adigu maxaa ka taqaan Baardheere oo nagu biirin?, Ma jirta meel amma walax uun oo muhiim u ah, kawarranka taariikhda iyo horumarka Baardheere?, haddii aad ogtahay farriin qoraal ah noogu reeb falceliska.

Exit mobile version