Site icon Radio Daljir

Baaq Xildhibaanada Puntland: Ha la nabadeeyo beelaha ku dagaalamaya duleedka Kismaayo (dhegayo)

Xildhibaanada Puntland ayaa baaq ka soo saaray dagaal beeleedka ka socda Galbeedka Kismayo. Xildhibaanada ayaa ku baaqay nabad, Dowladda Jubaland ayana waxa ay ugu baaqeen nabad iyo caddaalad fal.

Hoos ka dhegayso.

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b75b1560401001646152965/Codka+Xildhibaanada+Puntland_baaq+Jubaland_16+Aug+%2718.mp3?_=1
Exit mobile version