Baahin: Salaasa, Jul 19, Weriye Kuuriya ~ Daljir ~ Bossaso.
“Marnaba macquul ma aha …Garowe ayaa shir lagu qabanayaa;” Xil. Seeko;
“Meeshii ummad Somali ahi deggan tahay, nabadeeduna sugan yahay waa lagu qaban karaa, Garowe waa ku habban tahay;” Xil. X. Cabdi Maxamed;
Khaliif Ciise Mudan oo ku ballan-qaaday in uu la iman doono qorshe siyaasadeed amni oo lagu sugayo amniga Puntland;
Tiro (15) dad danyar ah oo u dhintay macaluul & nafaqo darro gobolka Sh. Dhexe;
Taliska ciidanka bilayska ee dawlada federaalka ah oo sheegay in ay u soo galeen ciidamo ka soo goostay Al-shabaab.
http://daljir.com/
Back to Home page