Baahin: Salaasa, Aug 02, Weriye Cabdi X. Kuuriya~ Daljir ~ Bossaso.
“Ha soo galeen, odayaashooda ha soo raaceen, ha yimaadeen deegaankooda oo xor ah” Khudbadii M/weyne Faroole ee xuska 1-da Ogoosto;
14 bad-maax oo u dhashay Thailand oo ay afduub u haysteen burcad badeed Somali ah oo Puntland la wareegtay;
Qurbajoogta Puntland oo ka qayb qaadanaya gurmadka abaaraha;
Gallan, Gudd. gobolka Bari oo sheegay in uu culayska saari doono adkaynta amniga.