Baahin: Salaasa, 8 Oct, 2013 -Caawa Iyo Daljir Weriye Xaliimo Sacdiya Cabdilaahi Cali~ Daljir ~ Garowe

Wasaaradda gaashaandhiga Soomaaliya kuu ku hanjabtey la wareegida deegaano cusub, 34 shirkado shisheeye ah oo ku tartamaya dhismaha Garoonka Diyaaradaha ee Boosaaso, Puntland & Galmudug oo ka arinsanaya xalinta colaadaha ka dhaca Miyiga gobolka Mudug, Baarlamaanka DF oo ka dooday sharciga horumarinta Bank yada, Dawlada Soomaaliya oo heshay kursiga Baarlamaanka Dunida, Axmed Karaash oo sheegay inay arimo dhawr ah heshiis ku yihiin Puntland, & Fatahaada webiga Shabeelle oo saamayn kuyeelatay Jowhar.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com