Baahin: Salaasa, 27 Nov 2013 -Caawa Iyo Daljir Weriye Xaliimo Sacdiya Cabdilaahi Cali~ Daljir ~ Garowe

Madaxweynaha DF oo la kulmay deeq bixiyayaasha caalamka, Boqor Cabdilaahi Axmed Cali oo sheegay in lasoo xulayo Xubnaha Baarlamaanka Puntland ee kasoo gala Sool, & Cayn, Dekeda Kismaayo oo lagu qabtay dad ajaaniib ah, maamulka gobolka Nugaal oo sugaya amaanka Caasimadda xiliga doorashadda, Wasaaradda caafimaadka oo daawooyin siinaysa shan kun oo qof & gobolka Nugaal oo laga aruurinayo xoolo gaaraya 10 kun oo neef.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com