Baahin: Salaasa, 24 July 2013 -Caawa Iyo Daljir Weriye Xaliimo Sacdiya Cabdilaahi Cali~ Daljir ~ Garowe

Puntland oo Xukun dil ah ku ridey laba nin oo lagu eedeeyey dilkii Sh Cabdulqaadir Nuur Faarax, Dawlada Federalka oo ku baaqday in gudi dhex dhexaad ah loo sameeyo Warbixintii Kooxda dabagalka QM, Baarlamaanka Puntland oo dood kulul ka yeeshay Xeerka soo xulista Baarlamaanka Cusub, Saraakiil kawada tirsan DF oo xiisado ka dhextaagan yihiin gobolka Sh/Hoose, Qarax dad ku dhinteen oo ka dhacay Muqdisho, & Wasiirka Madaxtooyada Somaliland oo Faysal Cali Waraabe ku eedeeyey Burburinta Somaliland & Gabar lagu kufsaday lana diley magaalada Jowhar.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com